Xaguu ku dambeeyay Amarkii Duqa Muqdisho ee ku aadanaa in la baneeyo Dhulka Jardiinooyinka Muqdisho ?

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa 3-dii bishii July ee sanadkan soo saaray wareegto uu ku baabi’iyay dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka Muqdisho. Wareegtada kasoo baxday Duqa Muqdisho ayaa lagu amray Ganacsatada goobaha jardoonooyinka ka dhistay Hoteelada iyo goobaha ganacsi in muddo 30 maalmood gudohood ah ay … Continue reading Xaguu ku dambeeyay Amarkii Duqa Muqdisho ee ku aadanaa in la baneeyo Dhulka Jardiinooyinka Muqdisho ?